Saxilnews.com
Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Somaliland ee Wasaarada Warfaafinta Xasan Maxamed Yuusuf Ayaa Maanta Ka Hadlay Sababihii Keenay in la bedelo Astaantii hore ee Wararka Idaacada iyo Telefishanka
February 1, 2015 - Written by admin

HARGAYSA (Saxilnews.com)-Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Somaliland ee Wasaarada Warfaafinta Xasan Maxamed Yuusuf Ayaa Maanta Ka Hadlay Sababihii Keenay in la bedelo Astaantii hore ee Wararka Idaacada iyo Telefishanka qaranka ee la bedelay Kaas oo Shakhsiyaad ka Mid ah Xisbiyada Mucaaridku ay qaab Siyaasadaysan uga Hadleen.

Halkan Ka Daawo : Xasan Maxamed Yuusuf

COMMENTS
Latest News