Saxilnews.com
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxay Muhiimada Kulan Uu Madaxwayne Siilaanyo Maanta La Qaatay Madaxda Saddexda Xisbi Qaran
August 2, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Shamax ayaa sharaxay nuxurka kulan uu maanta madaxwayne Siilaanyo la qaatay masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo akadamiyada nabadda iyo horumarinta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News