Saxilnews.com
Afhayeenka Garabka Isbahaysiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Sababta Ay Siyaasiyiin Kamid Ahi Uga Baxeen Garabka Uguna Biireen Xukuumadda
August 18, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
 

Hargeysa(SaxilNews) Afhayeenka garabka isbahaysiga KULMIYE horena u ahaa wasiirkii hore ee wasaarada cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka hadlay sababaha ay siyaasiyiin kamid ahi ay uga uga baxeen garabka uguna kala biireen xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddaba,sidoo kalena waxa uu ka hadlay dalab uga yimi masuuliyiin ka socda xukuumadda iyo xisbigaba

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News