Hargeysa (SaxilNews):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley muranka ka taagan lixda goobood ee waqooyiga Hargeysa .
Waxaa uu sheegay in lixdaas goobood ee xeebta kuu yaala ay laba reer oo kaliya ay wada degi jireen waa sida uu hadalka u dhigaye
“Hadii runta la doonaayo Lixdaas goobood ee xeebtu waxay ahayeen deegan ka dhaxeeya Ciise Iyo Isaaq , waxaana ay ahayeen dhul daaqsimeed ka dhexeeya Isaaq iyo Ciisaha , cid kale oo soo dhex gali jirtay ma jirto ” Ayuu yidhi Suldaanku
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan