Hargaysa (Saxilnews.com)-Wasiirkii hore ee maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mida musharixiinta ku loolamaya xisbiga Kulmiye ayaa xaalada Xisbiga KULMIYE u adeegsaday Gabeyga (Run) ee uu tiriyay Allaha u naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye).
Cabdicasiis Maxamed Samaale waxaa uu sheegay inaanu ahayn masuulkii maanta looga baqan lahaa inuu dalka dhibaato ka abuuro isagoo shacbiga ka raali galiyay hadalo uu hore u yidhi oo uu sheegay in dad dano gaar ah wataa ay sifo khaldan u rogeen.
Video-ga Wasiirkii hore ee maaliyada Cabdicasiis Samaale Arimahan Kaga Hadlayo Xagan Hoose ka Daawo :-
https://www.youtube.com/watch?v=a_7B7oKWxsk