Hargeysaaaa(saxilnews.com)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa fariimo muhiim ah diary ardayda reer Somaliland ee dhawaan ufadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda dugsiga sare ee fasal afraad iyo fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe.
Sidoo kale gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka ayaa ardayda ku war galiyay waxyaabaha ka reeban in ay soo qaataan wakhtiga lagu jiro imtixaanka.