Hargeysa(saxilnews.com)-Wasiirka Wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa soo saaray qoraal uu si cadho leh ugujawaabayo shirkada telesom qaybteeda laydhka oo uu sheegay ka wasaarad ahaan in ay joojiyeen wada shaqayntii ka dhaxaysay.
Sidoo kale qoraalka kasoo baxay wasiirka macdanta iyo tamarta ayuu si kulul ugu weeraray maamulka laydhka ee telesom isagoo xusay in ay meelahaasi uga jeediyaan dhaliilo iyo hadalo ceebaynta
Dhanka kale wasiir Jaamac Maxamud Cigaalayaa qoraalkiisa tixraac uga dhigay hadalo uu sheegay in masuuliyinta telesom ay ku dhexmaray madaxtooyada Somaliland
HALKAN KA AKHRI QORAALKA WASIRKA WASAARADA MACDANTA IYO TAMARTA JSL;