XUKUUMADA SOMALILAND OO AMARTAY IN RECEIVERA-DA LAGA SAARO TVYADA STAR IYO UNIVERSAL, GANACSATADANA UGU BAAQAY IN AY KALA NOQDAAN XAYEYSIISKA

0
26

HARGAYSA(saxilnews.com) Wareegto kasoo baxay xafiiska wasasiirka warfaafinta somalilad saleebaan cali koore ayaa amaro kale lagu sii dul dhigay laba tv oo Xukuumadda Somaliland dhawaan xidhay iyadoo amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal,

sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa  ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siin jireen labadan telefishan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here