Maamulaha Shirkada Sarifka Lacagaha Kashaqeysa Ee Future Trade Oo Dawlada Xamar Ka Shakiday .

0
19

Muqdisho (Saxilnews.com)-DegDeg: Maamulaha Shirkada Sarifka Lacagaha Kashaqeysa Ee Future Trade Oo Mudo Kooban Kafurneyd Muqdisho Islamarkana Dowlada Somaliya Ay Ka Shakidey Habka Iyo Hanaanka Ay Ushaqeyso Shirkadani Ka Bacdina Ay Xayiraad Saartay.

Welibana Xabsiga U Taxaabay Mulkiilaha Shirkadani Oo Ay Soo Damiinteen Xildhbaanada Iyo Mazuulyiin Kusugan Xamar Oo Somaliland Kasoo Jeeda Ayaa Baxsad Ku Yimi Somaliland Gaar Ahaana Magalada Burco.

Musuulkan Ayaa Iyada Oo Ay Dawlada Somaliya Toosh Ku Raadinayso Halka Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay Burco Kasoo Degay Iyadoo Dawlada Somaliya Sheegtay In Masuulkani Ay Dhibanayaal U Yihiin Dad Badan Oo Lacagahooda Ugu Aaminay Si Indha La,aan Ah Ugu Aaminay Wixii Ay Adduun Lahaayeen Iyagoona Hubsan Waxa Uu Yahay Masuulkani Iyo Shirkadiisuba Ayna Rajaynayeen Inay Faaiido Ka Helayaan.

Dawlada Ayaa Masuulkan Ku Eedaysey Danbi Ah Inuu Dhacay Hantida Kumaankun Oo Dad Somali Ah Oo Danyar U Badan Waxanu Dhaqalaha Dadkaasi Ugu Tamashlayn Yimi Somaliland Madaama Uu Markii Horeba Kasoo Jeeday Dhalasho Ahaan Somaliland.

Waraysiyo Tiro Beel Ah Oo Masuulkani Bixiyey Ayuu Ku Dhaleeceyey Booliska Somaliya Isagoona Hogaanka Sare Ee Ciidanka Somaliya Ka Tirsan Qaarkood Ku Eedeyey Inay Laaluushyo Weydiiyeen Waxanu Sidookale Eedaymo Isbarkan Ujeediyey Wasarada Maaliyada Iyo Haayadaha Garsoorka Somaliya Isagoo Masuulkani Dhacay Hantida Boqolaal Shacab Ah Oo Somaliya

Cali Qamaacir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here