SOMALILAND : ” MA JIRO MAANTA WAX KIISAS CUSUB OO COVID 19 AH “AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA CAAFIMAADKA MAXAMED CABDI XERGEEYE

0
17

Hargeysa(saxilnews.com)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa maanta shaacisay in aaney helin 24 sacadood ee ugu danbeeyey wax kiisas cusub ah oo xanuunka Covid 19

Maalintii shalay aheyd-na Somaliland waxay diwaangalisay 2 qof oo kaliya , waxaana aad moodaa in kiisaska xanuunka Covid 19 ee Somaliland uu hoos u soo dhacaayo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here