Sawirada 40 Sano Ka Hor Markii ay Rag Hubaysan La wareegeen Safaaradii Iran Ee Kensington.

0
17
London (Saxilnews.com)-30 April 1980 6 nin oo hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa la soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha.Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption30 April 1980 6 nin oo hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa la soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha.
Pc Trevor LockLahaanshaha sawirkaBRENDAN MONKS/DAILY MIRROR/MIRRORPIX/GETTY IMAGES
Image caption26 qof ee lagu afduubtay gudaha safaarada waxaa ka mid ahaa PC Trevor Lock, oo ka tirsanaa ciidamad ilaalada dublamaasiyiinta, waxaa la arkayya isaga oo taagan Jaraanjarta lana hadlaya booliiska oo taagnaa daaqadda.
Mid ka mid ah dadkii wadaxaajoodka waday oo ak soo baxa safaaraddaLahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Image captionMid ka mid ah dadkii wadaxaajoodka waday oo ak soo baxa safaaradda
Booliiska oo ku sugan dibadda safaaraddaLahaanshaha sawirkaN. BEATTIE/EVENING STANDARD/HULTON ARCHIVE/GETTY I
Image captionRagga hubaysan ayaa siidaayay qaar ka mid ah dadkii ay haysteen, waxaana dibadda ku sugnaa booliiska
Taageerayaasha Ayatollah Khomeini ayaa dibadbax ka dhigay meel u dhaw safaaradda 1 May 1980.Lahaanshaha sawirkaKENT GAVIN/DAILY MIRROR/MIRRORPIX/GETTY IMAGES
Image captionRagga hubeysan ayaa ka tirsanaa koox ka soo horjeeda hogaamiyahii Ruuxiga ahaa ee Ayatollah Khomeini,
Ciidamada gaarka ah ee SAS oo isu diyaarinaya inay gudaha u galaan safaaraddaLahaanshaha sawirkaF ZABCI/SHUTTERSTOCK
Image captionCiidamada gaarka ah ee SAS oo isu diyaarinaya inay gudaha u galaan safaaradda
Ciidamada gaarka ah ee SAS oo gudaha u galay safaaraddaLahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Image captionCiidamada gaarka ah ee SAS oo gudaha u galay safaaradda
Mid ka mid ah ddakii afduubka loo haystay oo ka baxsanaya safaaraddaLahaanshaha sawirkaF ZABCI/SHUTTERSTOCK
Image captionMid ka mid ah ddakii afduubka loo haystay oo ka baxsanaya safaaradda
Wariyayaasha oo ku sugan safaaradda si ay wararka u tabiyaanLahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Image captionWariyayaasha oo ku sugan safaaradda si ay wararka u tabiyaan
Mr Whitelaw oo goobta ku suganLahaanshaha sawirkaPA
Image captionMr Whitelaw ayaa sheegay in uu ka xunyahay in awood la isticmaalay balse “ma jirin khiyaar kale oo furnaa”.
Safaaradii Iran ee LondonLahaanshaha sawirkaRAY MORETON/DAVID LEVENSON/KEYSTONE/GETTY IMAGES
Image captionSafaaradii Iran ee London

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here