Hargaysa (SXN) Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii saaka ka joojisay labada Telifishan ee kala ah Eryal Tv iyo Horyaal Tv,
sida ay sheegeen qaar kamid ah shaqaalaha labadaa Telifishan.
Ilaa imika xakuumada iyo maamulka labada Telifishanba kamay hadal xayiraadan la saaray.
Weli macada sababta labadan Telefishan ay xukuumada Somaliland uxidhay
xufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa warmurtiyeed uu soo saaray ku cabaareeyey xadhiga labada televesion
Warkan oo faahfaahsan kala Soco Wararkayaga Dambe