“DOORASHO DALKA KA DHACEYSA 2019 MA JIRTO , EE UMADA YAAN BEEN LOO SHEEGIN ..” JAMAAL CALI XUSSEN”DAAWO MUUQA

0
21

Hargeysa(saxilnews.com)-Siyaasi Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta sheegay Aragtidiisa in aaney u muuqanin doorasho dalka ka dhaceysa dhamaadka 2019 , isla markaana shacabka Somaliland been lagu jaho habaabinaayo uun

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here