Berbera (Saxilnews.com)-Qaar ka mid ah saxafiyiinta ka hawl gala telefishanka Al-Jazeera ayaa waxaa ay jawaab cad ka bixiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay xulafada uu Sucuudigu hogaaminaayo kuwaas oo dalbadey in telefishankan ay dawlada Qatar xidho , waxaana telefishanka Al Jazeera sheegay in uu ka shaqeeyan in ay bulshadu helaan xogaha ay u baahan yahiin.
https://www.youtube.com/watch?v=6IbFBe-GLko