Bulshada Reer Awdal Maxay Rabaan Madaxwaynihii Dalkay Haystaane Walee Waa Yaab ?

0
35

Hadad dib uyara jalecdo wakhtigi ay xukumada kulmiye jirtay iyo xidhidhki ka dhexeyey beesha. JIBRIL YOONIS, GUDABISAY,
2010 bishi sept, malin arbaca ah, waxa dhacay mudaharad degmada boorame, kaso ay ruxayeen calanka astanta garka u ah dowlada somalia,
Waxanay dowladu u magacowday wasirka dib udajinta lona dhibay
Mr ABDIRISAK. oo ay walalo ahayen masulka hayada wadoyinka ahan jirayna dib udajinta,
Mudaharad kale aya dhacay 2012 waxa isla abdirisak lo magacabay warshadaha,, isla markana waxay besha uso kordhay, gudoomiye nimada degmada boorame, iyo gudoomiyah akademiyada nabada somaliland,
2013 waxa la magacabay
mr abdirisak walal ki oo ahan jiray. Mareyaha azarda, loona maga cabay wadoyinka somalilan( somaliland road authority) iyo wasir ahmed abgaal, oo lo dhibay boosaha iyo isgadhsinta,
2014 waxa dhacday duur galnimadi suldan wabar,
balse way ku hugoobeyn beshu arinta suldanka, wayo cawaqib xumo iyo kala jabka reerka ayay xoojis,
Hadaba 2015 ka maxa ku so kordhi doona ama iska badali doona siyasada mudaharadka beelaha
Reer dudub iyo reer ahmed, JIBRIL YOONIS,

Mubarak Ramsey

mzuldan@facebook.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here