“Dadku Hadey Calamada Waddani Iska Dejiyeen Dee Xukuumadi Amarkaas Mey Bixinin ..” Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha

0
29

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiir uku xigeenka gobalada iyo degmooyinka ee wasaarada arimaha gudahaSomaliland Muddane Jaamac Cabdilaahi Biin ayaa waxaa uu ka Hadley eedeymo ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Eedeymahaas oo sheegaayey in calanka xisbiga Waddani ee ka taagnaa degmooyinka u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa hoos loo dhigay si madaxweyne Siilanyo looga qariyo calanka iyo tageerada xisbiga Waddani deeganadaas ka haysto

 

Wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu sheegay in aanu arintaasi waxba ka ogeyn isla markaana hadii ay dadkii calamadii ka taagnaa deeganadaasi ay iska fureen aanay aheyn amar ay xukuumadu bixisay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here