Deg Deg Daawo:- Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Uu Ka Jeediyay Wareejinta Dekadda Berbara Oo Ay Dowladda Somaliland Ku Wareejiysay Shirkaddda DP World Waxaana Maanta Ka Soo Qayb Galay Badi Madaxda Ugu Saraysa Shirkadda La Wareegtay Dekadda Waxaana Si Weyn U Soo Dhaweeyay Dhamaan Shacabka Ku Daqan Xaruunta Gobalka Saaxil Iyo Waliba Shacbi Weynaha Somaliland Waxyna Xukuumadda Somaliland Ee Uu Gadwadeenka Ka Yahay Mudane :- Axmed Maxamed Maxamuud Aadam (Siilanyo) Inuu Saaray Dabadii Aqoonsiga Somaliland waxayna fursad weyn u tahay shacabka somaliland oo ay shirkadu shaqaalaysiin doonto dhalinyarado badan oo camal la’aantu ay saamaynt weyn ku yeelatay nolashooda
Halkan Ka Daawo Khubadda Madaxweyne Siilanyo
https://www.youtube.com/watch?v=As2RjOstwC4