London (Saxilnews):- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka qeyb galayshir dawlada Somaliya maanta uga furmay magaalaada London ayaa waxaa uu ka Hadley arinta cunaqabateynta hubka ee saaran dawlada Somaliya
Raysal wasaraha ayaa waxaa uu ku baaqay in dawlada Somaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran isla markaana iminka la soo gaadhey wakhtigii arintaasi laga qaadi lahaa