Daawo:-Wasiiru Dawlaha Amniga Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadalo Kasoo  Yeedhay Masuuliyiin Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Oo Ka Hadlay Xadhiga Lagula Kacay Saraakiil Xisbiga Ka Tirsan

0
14
Hargeysa(Saxilnews) Wasiiru dawlaha wasaaradda Amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka jawaabay hadalo shalay kasoo yeedhay masuuliyiin xisbiga WADDANI ka tirsan oo ka hadlayey saraakiil xisbiga ka tirsan oo ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen.

Hadalkan ayaa waxa uu wasiirku ka sheegay madal maanta xilka loogu kala wareejinayey xoghayihii hore ee dawlada Hoose ee Hargeysa iyo xoghayaha cusub ee dhawaan loo soo magaacaabay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=ismWX4gchH0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here