Laascanood (Saxilnews):- Guutooyin ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland iyo gudoomiyaha gobalkaSool ayaa waxaa ay gaadheen deeganka Dharkeyn Geeyo oo dhawaan dagaal ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah .
Ciidankan ayaa deeganka Dharkeyn Geeyo iyo Saax-Dheer fadhiisimo ciidan ka sameysan doona iyaga oo fulinaya go,aamo ay xukuumadu ka soo saartey dagaalka laba beelood ku dhex deegankaasi ee soo noq noqadey dhawr jeer
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan