Hargeysa(Saxilnews) Xaaladda adag ee abaareed ee ka jirta deegaanada gobolada Bariga Somaliland isla markaana meeshii ugu adkayd maraysa bulshada deegaanadaasi ku dhaqana ay wehel u noqdeen Biyo La’aan,Baad La’aan,Hoy la’aan iyo waliba Cunto la’aan ayaa waxa ceel biyoodyada Biyuhu ku hadheen ee degaanada Ceeg iyo Ceel-xume dagaal ku dhex maray xayawaanka Duurjoogta ah ee Doonfoorka iyo dadkii deegaankaasi kuwaas oo labaduba ay hayso xaalad biyo La’aaneed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka