Hargeysa(Saxilnews):-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa waxa uu ka hadlay colaada ka taagan Konfurta Gobolka Sool ee u dhaxaysa Beelaha Walaalaha ah ee deegaankaasi wada dega.
Wasiirka oo ku sugan Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo uu u joogo xalinta shaqaaqada dhex martey labadaasi beelood ee walaalaha ah.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka