Deg Deg :- Maxkamada Gobalka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon + Mudada La Xukumey .

0
19

Hargeysa (Saxilnews):- Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun kuridey wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo mudooyinkii ugu danbeyey xabsiga Ku jiray .

 

Maxkamada ayaa waxaa ay Wariye Cabdimaalik ku xukuntey laba Sanno oo xadhig ah oo aan laheyn wax ganaax ah .

 

Balse qareenadii u doodaayey ayaa sheegay in xukunkaasi uu yahay mid la siyaasadeeyey isla markaana ay anbiil ka qaadan doonan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here