Moqdisho(Saxilnews):- Madaxweynaha dalka Somaliya Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaawaxaa uu maanta uu ku labistey dharka khaaska u ah ciidamada ee loo yaqano [Tuutaha ] .
Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ku dhawaaqey dagaal ka dhan ah kooxda Al-shabab isla markaana waxaa uu cafis u fidiyey dhalinyarada ku jirta ururkaas ee isku soo dhiiba muddo 60 cisho gudahood ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=HwMr13Se3xU