Moqdisho (Saxilnews):- Madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ka
hadlaayey munaasibad maanta lagu caleemo saraayey oo ka dhacdey magaalada Moqdisho waxaa uu ka hadley waxaa ay xukumadiisa cusub ka yeeli doonto wada hadaladii u socdey Somaliland iyo Somaliya
Muddane Farmaajo ayaa waxaa uu si cad u sheegay in ay xukuumadiisu sii wadi doonto wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo hada hakad ku jira si looga gaadho buu yihdi natiijo dhab a