Laascaanood (Saxilnews) Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ayaa ka bad-baaday dil waxaana ciidankiisa iyo dadweyne shacaba oo meesha ku kulmay dhex-maratay rasaas.
Intaas ka dib gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID injineer Faysal Cali Waraabe oo isku dayay inuu Cali Khaliif soo galiyo gudaha magaalada ayaanay suura-galin waxaanu safar dhinaca dhulka ah ugaga baxay dhanka magaalada Widh-widh
wixii warara ee danbe ka soo kordha waxaanu idiinku soo gudbin doona wararkayaga danbe
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=RnFC5jo8deI