Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed SilaanyoWaxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017 ka qaybgalay , munaasibadda Xuska Sannad Guurada 23aad, ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Caasimada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa madashaasi ka jeediyey khudbad taariikhi ah
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Madashii Dabaal Dega