Moqdisho (Saxilnews):- Madaxweynha Dalka Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa
waxaa uu ka hadley abaaraa ka jira dhulk Somalida .
Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in abaar aad u xoogani ay ka jirto guud ahaan dhulka Somalida isla markaaana uu maanta isku yeedhay safiirada dawladaha carabta ee Moqdsho ku sugan isla kana codsadey in ay dawlahoodu caawimo ka geystaan abaaraha
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=6NKHWZ-fKd8