Hargeysa(Saxilnews)Daawo:-Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Maxamed Ibraahi “Qabo” ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnaayeen waxa uu la qaatay golaha abwaanada waa wayn ee Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=1biyhy_2n1Q