Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyo ku xigeenkiisuwaxaa ay saaka kulan la qaaten gudida doorashooyinka iyo musharaxiinta madaxweyne ee saddexda xisbi qaran .
Kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid lagaga wada hadalaayo wakhtiga ay dhaceyso doorashada madaxtooyada iyo xaalada abaareed ee isku soo beegmay , waxaana markii uu kulankaasi soo dhamaadey ugu war bixiyey saxaafada madaxweyne ku xigeenka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan