Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa lagu kala calaf qaadey doorashada gudoomiye ku xigeenka 1-aadee golaha baarlamaanka Somaliya oo maanta doorashadiisu ka socotey magaalada Moqdisho ee xarunta Somaliya
Gudoomiye ku xigeenka golaha baarlamaanka Somaliya ayaa waxaa ku guuleystay in uu noqdo Xildhibaan Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey oo helay codad dhan 165
Sidoo kale waxaa isna helay codod dhan 93 xildhibaan Faraax Sheekh Cabdiqaadir oo ahaa musharaxii la tartamaayey