Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa waxa u si cad ugu adkeystayin doorasho wakhtigeedii la qabo xilli ay dalka abaaro xun oo ay gudida doorashooyinku ka deyriyeen ay dalka ka jirto .
Afhayeenka xisbigaas Xassan Gaafadhi waxaa uu oo ka war bixinaayey kulan ay maanta gudida doorashoyinku la yeeshen waxaa uu sheegay in aanay kominshanku xaq u laheyn in ay muddo kordhin sameeyaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=__6UjxtXD9M