Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga mucaarid ah ee Waddani ayaa waxaa uu war saxaafadeed hada uu
soo saaray ku sheegay in uu xilkii ka qaadey xoghaye ku xigeenkii siyaasada ee xisbigaasi Maxamed Abiib Yuusuf .
Halkan Hoose Ka akhriso Warqada Xilkaqaadista Masuulkan