Hargeysa(Saxilnews):-Taliska ciidamada Booliska Somaliland, ayaa gacanta ku soo dhigay ninkii taleefanak uga soo hanjabay guddoomiyaha dhallinyarta WADDANI iyo weliba sida oo kale rag kale oo ay la xidhiidhinayaan in ay ku lug lahaayeen fal dambiyeedkaasi.
DAAWO, taliska ciidamada oo arrimahaas ka hadlaaya