Warka Deg Deg :-Cusbitaalka Manhal Ee Magaalada Laascaanood Oo Lasoo Gaadhsiiyay Dad Ku Sumoobay Cunto Ay Cuneen Iyo Tirada Dadka Ku Sumoobay Cuntadaas By Abdisalaan Harir - October 18, 2016 0 24 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Saxilnews) -Cisbitaalka Manhal ee magaalada laascaanood ayaa waxa lasoo gaadhsiiyay afar qof oo ku sumoobay cunto ay cuneen. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka https://www.youtube.com/watch?v=JR95XWryUnE