Hargeysa(SaxilNews):- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Xildhibaan Baashe Maxamed Faraax ayaa waxaa uu ka hadley mudaharaadkii dhawaan ka dhacay magaalada Laascanood ee xarunta gobalka Sool.
Sidoo kale gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu ka hadley diwaangalinta cod bixiyaasha ee ka socota gobalka Sool waxaana uu ku tilmaamay mid guul ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan