Hargeysa(Saxilnews) -Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee ku abtirsada gobolada borama iyo salel ayaa kulan ay saaka iskugu yimaadeen magaalada borama waxay meel adag iska taageen go’aankii ay lixda goobood ee waqooyiga hargeysa xukuumaddu kasoo saartay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka