Hargeysa (SaxilNews):- Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Amp .Cabdifataax Siciid Maxamed iyo taliyaha ciidamada laanta socdaalka Somaliland sareeye Guuto Maxamed Cismaan Caalin ( Dayib) oo maanta si wada jir ah saxaafada ula hadley ayey waxaa ay sheegen in dalka Soamliland laga mabnuucey in lagu soo galo isla markaana lagaga dhaafo passporada dalka Somaliya gaar ahaan kuwa foojariga ah ee sida qarsoodiga ah loogu sameeyo Somaliland .
https://www.youtube.com/watch?v=nLmwnev8vA0