Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo La Filayo Inay Dhawaan Ka Qayb Galaan Shir Ka Dhacay Dalka Jarmalka

0
24
Hargeysa(SaxilNews) -Wasiirka ganacsiga Somaliland mudane Xuseen Aadan Dayr ayaa maanta kulan la qaatay ganacsato reer Somaliland ah oo la filayo inay ka qayb galaan shir dhawaan  ka furmaya dalka jarmalka, waxaana wasiirku uu sheegay ujeedada shirku daaran yahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here