Hargeysa (SaxilNews):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana ka soo jeeda gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in shirka ay hore u bayaamiyeen salaadiinta Beesha degta gobalka Saaxil ee Dan iyo Duco 2 uu qabsoomi doono isla markaana aanay xukuumadu is hor taagi karin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
<