hargaysa (saxilnews.com) Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magacaabay Guddiyo qabanqaabinaya Shirka heer qaran ee dhalinyarada Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo la qaban doono Bishan. guddida farsamo ayaa habaynaya hawlaha shirkaasi iyo arrimaha lagu qabanayo
Warsaxaafadeed
REF/XIS/WAD/XDH/204/2015 Date, March 02, 2015
Ku: Boobe Yusuf Ducaale = Hargeysa=
Ku: Mustafe Maxamed Qodax =Hargeysa=
Ku: Cabdirashid Maxamuud Cali (Riyo Raac) =Hargeysa=
Ku: Cabdilaahi Axmed Daamur =Hargeysa=
Ku: Mubaarik Cabdi Xasan =Hargeysa=
Ku: Axmed cabdilaahi Xamarji =Hargeysa=
Ku: Daauud Xuseen Jaamac (Food-cadde) =Hargeysa=
Ku: Cabdirashid Maxamed Aadan =Hargeysa=
Ku: Cabdishakuur Ibrahim Diiriye =Hargeysa=
ku: Yoonis Axmed Yoonis =Hargeysa=
Ku: Nasra Haybe Muxumed =Hargeysa=
Ku: Mubaarak Cabdiraxmaan Maxamed =Hargeysa=
ku: Hoodo Cabdi Cali =Hargeysa=
Ku: Nimco Adan Mooge =Hargeysa=
Ku: Yuusuf Jaamac Maxamed =Hargeysa=
Ku: Maxamed Muuse Tiyo =Hargeysa=
Ku: Maxamed Xasan Dirir =Hargeysa=
OG: Dhamaan Gudoomiyeyaasha Gobolada ee Xisbiga WADDANI
OG: Dhamaan Laamaha Dibedda ee Xisbiga WADDANI
OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI
OG: Xoghayaha Maaliyadda ee Xisbiga WADDANI
OG: Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Xisbiga WADDANI
OG: Agaasimaha Guud ee Xarunta Xisbiga WADDANI
Ujeeddo: Guddida Qaban-Qaabada ee Shirka Heer Qaran ee Garabka Dhallinyarada
Mudanyaal iyo Marwooyin,
Sidaad ka warqabtaan, waxa Xisbiga WADDANI mudeeyey shirarka heer qaran ee garabyada dhallinyarada iyo haweenka kuwaas oo lagu mudeeyey 15th March iyo 29th March 2015.
Sidaas darteed, waxa la idiin magacaabay guddida qaban qaabada ee shirka heer qaran ee garabka dhallinyarada ee Xisbiga WADDANI.
Guddida waxa loo xilsaaray :
1) Diyaarinta Qoraalada Shirka.
2) Diyaarinta Ajendaha Shirka.
3) Diyaarinta iyo Qurxinta Madasha Shirka
4) Qaabilada, Dejinta iyo Amababixinta Ergooyinka
Waxa kale oo guddida loo qaybiyey guddi hawleedyo kala ah:
I. Guddida Diyaarinta Qoraalada, Madasha Iyo Ajandaha Shirka
1) Boobe Yuusuf Ducaale
2) Mustafe Maxamed Qodax
3) Cabdirashid Maxamuud Cali (Riyo Raac)
4) Yuusuf Jaamac Maxamed
5) Nasra Haybe Muxumed
6) Maxamed Muuse Tiyo
7) Cabdirashid Maxamed Adam
8) Nimco Aadan Mooge
9) Maxamed Xasan Dirir
II. Guddida Qaabiladaa, Dejinta Iyo Ambabixinta Ergooyinka
1) Cabdullaahi Axmed Daamur
2) Mubaarik Cabdi Xassan
3) Yoonis Axmed Yoonis
4) Axmed Cabdullaahi Xamarji
5) Cabdishukuur Ibraahim Diiriye
6) Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde)
7) Mubaarik Cabdiraxmaan Maxamed
8) Hoodo Cabdi Cali
Waxaa kale oo Xisbigu soo magacaabi doonaa Guddida kormeerka hawlaha shirka.
Waxaan Eebbe idiinka rajeynayaa inuu idiin fududeeyo hawsha, shirkana waxaan u rajeynayaa inuu guul ku dhamaado.
Dhamaan ergooyinka ka imanaya gobolada 30% waa inay noqdaan haween.
Allaa Mahad Leh
saxilnews.com//hargaysa//office
Hamzabarkhad@yahoo.com