Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Xoor Xoor Waa Geesi Qaran Oo Ku Suntan Horumarka iyo Balaadhinta Dekeda Berbera

0
24

Berbera (Saxil News.com)-Waxaanu uoo qaatay qalinka inaan ka jawaabo qoraalka ciwaankiisu yahay Maalgalinta Dekeda iyo Mucaaridnimada Maareeyaha, waxaana igu wallaahi xataa waxba isuma nihin lakin waxaan ka dhiidhiyey kalmadaha la isticmaalay maqaalkaasi.

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Xoor Xoor Waa Geesi Qaran Oo Ku Suntan Horumarka iyo Balaadhinta Dekeda Berbera waa masuul in badan majaraha u hayay xilka hogaaminta dekeda berbera mudadii Somaliland jirtay waxa uu  waqti yar oo ka maqnaa hogaaminta dekeda waxa ka markhaati kacay hogaamintiisa iyo kartidiisa shaqo Sedex Madaxweyne Oo Somaliland Soo Hogaamiyey Axmed Siiaanyo Daahir Rayaale, iyo Marxuum Cigaal waxay Dekeda Berbera uga dhiibeyn may ahayn qaraabo kiil waxay ka markhaati keceen siyaasada hufan iyo hogaaminta qaranimo dhaafida uu dhaafa qabiil iyo xaasidnimada iyo la shaqeynta dawlad iyo nidaamka dawliga ah.

Dib u Magacaabis Cali Xoor Xoor Dekeda Berbera Madaxweyne Siilaanyo waxa si balaadhan usoo dhaweeyey Bulshada Reer Somaliland gaar ahaan Dadka Gobolka Saaxil Ku Dhaqan waxaan Madaxweynaha Loogu Aqoonsaday Halgamaagii Afrika ee Nelsan Mandela (Raganimadu Maaha inaad Xaqirto kii kaasoo horjeeday Haduu hawlkarnimo iyo Daacadnimo U Muujiyo Qaranka Uu U Adeegayo)

Mudadii uu la shaqeynayay Kulmiye waxa uu galay Doorashadii Golaha Deegaanka Maareeyahay Dekeda Berbera si dhow ula shaqeynayay Musharixiinta Kasoo Jeeda Galbeedka Gobolka Saaxil ee ka sharaxnaa xisbiga kulmiye waxa soo baxay 5kmid ah waxaanu kulmiye helay 9 xildibaan oo uu noqday kii ugu codka badnaa waxaana xusid mudan in Gudoomiyihi Gobolka Saaxil Ramaax soo saari kari waayey inaderkii oo kulmiye ka sharaxnaa halka cabdale oo maayir ahaan naftiisa dirqi kusoo saaray iskadaa tolkiisa oo uu taageere e.

Waxa xusid mudan in Xukuumadani markii talada la wareegtay ay  magacowday Maareeye cusub Wiil Axmed Yuusuf la yidhaahdo waxana aad looga biyo diiday hanaankiisii hogaamineed marka laga yimaado xoogaa nuuradeyn ah oo dekeda ku sameeyey taas oo uu ku bedeshay inuu Berbera ka dhistay Sarta Maalin Taajir Magaalda Berbera iyo Tiro Guryo ah Oo aan Is aqoon inuu ka dhistay Caasimada Hargeysa taasi waxay gayeysiisay inuu ku waayo xilkiisii Maareeye nimo jaleec iyo musuq maasuq kazoo if baxay Maareyahasi waxa la soo tirokoobay tirade guryaha Cali Xoor Xoor & Axmed Yusuf waxayna gudi madaxbanaani soo cadeysay in Axmed Yuusuf Dirir Dhista Tiro Guryo ah Oo ay Kow ka yihiin Ka Berbera ee La yidhaahdo Cali Ma Ka Dheerahay ama Sarta Maalin Taajir.

Hadaan usoo noqdo Maalgalinta Dekeda Berbera waa arin u taala Xukuumada Somaliland iyo Gudida Farsamada ah ee Maareeyaha iyo Wasiirada Ka Kooban waxaana arinkaasi si faahfaahsan uga hadlay Maareyaha Dekeda Berbera iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland waxaana Dekeda Lala doonaya maalgalin anfeceedu ka bato kan maanta taas weye ta u maareeyuhu doonayo laakiin maaha Dekeda lama wareejinayo iyo waa la wareejinaya maaha maxa faaiido inaga so galaya shirkadaha maxay inagu darsanayaa arimahaasi ayaa laga hadlayaa.

Eng Cali Xoor Xoor Maaha Shakhsi Lagu xanto Hanti Uruursi iyo musuqmaasuq waxana taas ka markhaati kacaya mudada uu xilkasi hayey ee uu hantida intaasi leeg maamulayey inuu dadka reer Somaliland iyo Qaranka inu wax ugu qabto mooyaane maaha mid dhigtay hanta muuqata waana la ogyahay waxqabadkiisa kaliya waxa tusaale fiican kuugu filan Dhismayaasha Masaajidada Magaalada Berbera oo tan iyo Dawlada hore uu ka dhisay in ka badan 20 misaajid oo kii u danbeeyey ka socda Xaafada Barwaaqo oo labo dabaq ah (ilaahay baa quraankiisa ku yidhi kii guri illaahay dhisa illaahay baa Janada Guri uga dhisa) Markaa dadka khyr badan ayuu ku jiraa hantida umada uu gacanta ku hayo waa shaqsiga kaliye eebe uga quudhey dhismayaasha misaajid tiro badan

 

Farxiye Cabdi

Berberlady@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here