Saxilnews.com
61 Koonteenar oo Daamur ah oo loo dejiyey wadada ceerigaabo
February 26, 2015 - Written by admin

Ceerigaabo(Saxil News.com)-In ka badan 61 Koonteenar oo Daamur ah ayaa maanta loo dejiyey  mashruuca dhismaha Wadada Ceerigaabo, halka 123 koonteenar oo kalena ay ku soo jiraan Badda oo dhowaan soo gaadahayaan Dekedda Berbera iyadoo Weftigii balaadhnaa ee ay hogaaminayeen wasiirada wasaaradaha madaxtooyada iyo Maaliyadda ay maanta booqdeen deegaanka uu ka socdo dhismaha Jidka Ceerigaabo ee Aagga tuulada Ina Af-madoobe ee Gobolka Togdheer.

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News