Saxilnews.com
WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND YAASIN FARATOON AHNA MUSHARAXA GOLAHA WAKIILADA OO KORMEER KUTAGAY GOOBAHA KAADH BEDELKA EE GOBOLKA SOOL
February 23, 2021 - Written by editor
Sool(saxilnews.com)-Professor Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)Ayaa Saaka Safar Ku Tagay Degmada Qadiimiga ah Yagoori Ee Gobalka Sool .
Ujeedka Safarkan Ayaa Daarnaa u kuur Galida Habsami u socodka Kaadh Badalka Ee Komoshinka Doroshooyinka Qaranku ka wadaan Degaankaasi.
Geesta Kale Wasiirka Ayaa U Kuur Galay Xalada Dadka Degaankaasi isagoo ku Boqonayay shacabka Gobaha Ganacsiga Iyo Meelaha ay dadku Iskugu Yimadaan Kuna Wacyigalinayay Sidii Dadka Kaadhku Ka Lumay U Qaadan Lahayeen.
Safarka Wasiir Faratoon ayaanay Ka Maqnayn Olole Siyaasadeed uu Ku Muujinayo Doonistiisa Kamid Noqoshaha Golaha wakiilada Somaliland

COMMENTS
Latest News