Saxilnews.com
January 31, 2015 - Written by admin

Jamaal Ali Huseen Waa Muwaadin U Qalma InuuHogaamiye Ka Noqdo Somaliland Waayo Waxa Uu Leeyahay Aqoon Dhan Walba ah sida dhaqaale samayn ecomic management karti badan dulqaad dagaanansho, akhlaaq cibaado suuban ,daganaansho indheer garad, tixgalin dadka masaakiinta ah deeqsi nimo, bulshaawinimo waa nin aad uga fog dhan walba madaxda soo martay somaliland waa ninka kaliya ee maanta bulsho waynta somaliland ay ka dhul sugayaan inuu bad baadiyo waa nin waayo aragnimo baaxad wayn u leh soo noolaynta iyo shaqo abuurista jamaal ali huseen allow dhawr

mustafe xidig south africa

. +27746275781

COMMENTS
Latest News