Hargeysa(Saxilnews):- Tartanka Ciyaaraha Chess-Ta Somallind Ayaa Waxaa La Filayaa In Uu Maalinta Barito Ah Bilaabmo.
Tartanka Ayaa Ah Mid Barbar-Socday Tartamadda Ciyaaaraha Somaliland Ee Ay Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaarahu Fulintiisa Lahayd.
Waxaana La Rajaynayaa In Barito Hotel Hiddo-Dhowr Loogu Sameeyo Xafladda Furitaanka Tartankani
Ma Ah Markii Ugu Horysay Ee Tartanka Chess-Ta Ee Goboladda Somaliland La Qabto.
Waxaan Isku Arki Doona Ama Wadda Ciyaari Doono 14 Gobol Oo Ka Mida Goboladda Somaliland.







