Saxilnews.com
Yayna Ku Dhaafin: Daawo 10-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Ee La Dhaliyay Todobaadkii Hore
November 28, 2017 - Written by editor

Garoomada kubada cagta ayay todobaadkii hore ka dheceen kulamo badan oo xiiso badan oo ka mid ah tartamada kala duwan ee laga ciyaaro adduunka.

Kulamadaas ayaa laga dhaliyay goolal kala qurux badan kuwaas oo ay dhaliyeen xiddigaha ka qayb galaya ahaana qaar soo jiidasho leh.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 10-kii gool ee ugu quruxda badnaa ee laga soo xulay goolashaas la dhaliyay Laacibtv Ka Daawo

COMMENTS
Latest News