Saxilnews.com
Xuska Maalinta Biyaha Aduunka Oo Laga Xusay Berbera Iyo Bulshada Berbera Oo Kor Ugu Dhawaaqday Biyaha Berbera Uma Baahna Private Ama Nidaamka PPP + Sawiro
March 22, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Xuska Maalinta Biyaha Aduunka Ayaa Si Wayn Looga Xusay Caasimada Gobolka Saaxil Ee Berbera ”

Munaasabadan Ayaa Ka Dhacday Xarunta Wakaalada Biyaha Berbera Waxaa Kasoo Qaybgalay Maamulka Gobolka Iyo Degmada Berbera Iyo Wlaiba Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Maamulka Iyo Shaqaalaha Biyaha Berbera

S7620010

Ugu Horayn Halkaasi Waxaa Ka Hadlay Mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera Cabdiraxmaan Carta  Geedi Waxa Uu si Qoto Dheer Uga Waramay Biyaha Iyo Marxaladihii Ay Soo Mareen Isag Oo Sheegay Inay Magaalada Berbera Wakhtigan Haysto Biyo Ku Filan Balse Loo Baahan Yahay Inay Bushada Magaalada Berbera Ay Ku Dadaasho Sidii Ay Wakaalada Gacan Usiin Lahaayeen .

S7620014

Maayar Kuxigeenka Berbera Bashe Yacquub Oo isaguna Madasha Ka hadlay ayaa soo Dhaweey Waxbadka Wakaalada Biyaha Berbera

S7620042

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Bidaar Ayaa Isguna Sheegay Inay Xukuumada Somaliland Ay wado Qorshayaal Lagu Balaadhinayo Biyaha Berbera Balse Ilaa Hada Aanay Maqal Wax Sheegay In Bisha Berbera Lagu Wareejinayo Dad Gaar AH Ama Madax Banaan

S7620033

Gudoomiyuhu Waxaa Ku Tilmaamay Waxaan Dhici Karin Wareejinta Wakaalada Biyaha Berbera

Dad Aad Utira Badan Ayaa Halkaasi Ka Hadlay Soona Dhaweeye Waxbaqabadka wakaalada Biyaha Berbera

 

berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News