Saxilnews.com
Xusbiga Wadani Waa Xusbi Weyn Oo Xulufo Uma Baahna
April 4, 2015 - Written by admin
aanaanu wadanin hadaanu nahay xusbiga wadani waayo wadani waa xusbi shacabkiisii ku dhisan balse waxa ay nakala saari la yihiin anaga iyo ucid hadaba

dadka waxa aanu ka maqalaa xusbiyadii xulufo ayay u baahan yihiin oo madasha

iyo ururo ayay isku dhex jiraan waxa aanu u sheegaynaa in aananu xulufo marnaba

aanaanu wadanin hadaanu nahay xusbiga wadani waayo wadani waa xusbi shacabkiisii ku dhisan balse waxa ay nakala saari la yihiin anaga iyo ucid hadaba

waxa aad isugu milan ucid iyo madasha markaa anagu waanu isku filanahay xusbi ahaan hada wixii ka danbeeyana waanu is cadaynaynaa in aanu gaar isu taagi karno marka loo eego mucaarad ahaan meel waanu uga soo wada jeednaa xukuumada hadana kala hadaf iyo aragti ayaanu nahay qadiyadayduna waa in aanu hogaanka dalka gacanta ku qabano

COMMENTS
Latest News