Saxilnews.com
Xulka Portuqal Oo Markale Hantiyey Koobkii Ay Wadamada Yurub Ku Tartameen Ee Nations League+Sawiro
June 10, 2019 - Written by editor

Xulka Portuqal Oo Markale Hantiyey Koobkii Ay Wadamada Yurub Ku Tartameen Ee Nations League+Sawiro

Xulka Boortaqiiska ayaa ku guulaystay koobka wadamada Yurub ee loo yaqaano Nations League.

Tartankan ay isku arkayaan wadamada Yurub oo sanadkan la bilaabay ayaa ciyaartii ugu dambaysay waxa iskugu soo hadhay wadamada boortaqiiska iyo Holland.

Cristiano Ronaldo hoisted the UEFA Nations League trophy aloft as the celebrations began for the hosts in Porto
Ronaldo carried off another piece of silverware to the trophy cabinet after the narrow 1-0 victory in Porto
There were euphoric celebrations from Ronaldo, Silva and Co to contrast with the Dutch despair at full time
The midfielder rifled his effort on goal past the despairing dive of Daley Blind and the flimsy wrist of Jasper Cillessen

 

Ciyaarta ay iskaga horyimaadeen xulalka boortaqiiska iyo Holland oo ka dhacday magaalada Porto ee wadanka boortaqiiska ayaa ahayd mid aad u adag iyada oo la saadaalinayey in xulka Orange ay qaadi doonaan koobkan.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay goolal la,aan iyada oo labada xulba ay u suura gali wayday inay goolal u badalaan weeraro badan oo ay isku qaadeen.

Virgil van Dijk led the inquiry after Holland fell behind and their stubborn defence was finally breached by the hosts
Bernardo Silva leapt in the air and celebrated emphatically next to the scorer, who was substituted soon after
No doubt the party will go long into the night and the players can begin their break ahead of pre-season in a few weeks
The Dutch came through against England but could not get over the line against the better side in the Nations League final

 

Daqiiqadii 60aad ee qaybtii labaad ee ciyaarta ayaa laacibka khadka dhexe uga ciyaara xulka boortaqiiska ee Goncalo Guedes waxa uu xulkiisa u suura galiyey inay la yimaadaan goolka ay guushu ku raacday.

Xulka Holland oo lagu tilmaamo mid aan nasiib ku lahayn ciyaaraha kama dambaysta ah ee uu hadyo jeer yeesho ayaa ku guul daraystay inay iska soo badaan goolkaas laga dhaliyey taas oo ugu dambayn keentay in xulka boortaqiisku ay la caraabaan koobkii

COMMENTS
Latest News